|
TACSI: MARXUUM SIDIIQ CABDILAAHI DHEERE OO KU GEERIYOODAY WADANKA LIIBYA |
|
|
|
|
Saturday, 26 September 2009 18:53 |
ALLAHA u Naxariistee SIDIIQ CABDILAAHI DHEERE , ayaa ku geeriyooday wadanka Liibiya.
 Dhamaan maamulka iyo Hawlwadeenada Shabakadda Warbaahinta ee hadaaftimo media center waxay uga tacsiyadaynayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey marxuumku in ilaahay ka siiyo samir iyo iimaan.
Waxaa sidoo kale halkan tacsi taas la mid ah ka diraya dhamaan jaaliyadaha reer hadaaftimo ee ku kala nool wadama USA, UK, SWEDEN, NORWAY, FINLAND, SUDAN, INDIA, MALAYSIA , UGANDA, iyo wadama badan oo kale.Â
WAXAA SIDOO KALE TACSIDAN DIRAYA DHAMAAN REER CABDILAAHI DHEERE   iyagoo uga tacsiyeynaya geerida naxdinta leh ee ku timidSIDIIQ CABDILAAHI DHEERE oo  ku geeriyooday wadanka LIIBIYA waxayna ALLE SWT uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo eheladii iyo asxaabtii uu ka tagayna samir iyo iimaan aan lasoo koobi karin EEBE ka siiyo       AAMIIN…… AAMIIN….. AAMII
INNAA LILLAAH WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
HADAAFTIMO MEDIA CENTER
|