WARGELIN: SHIR LOO QABAN DOONO JAAMACADA SANAAG UNIVERSITY OO KA DHICI DOONA MAGAALADA MINNEAPOLIS PDF Print E-mail
Monday, 21 December 2009 05:12

Shir kadhicidoona Magaalada Minneapolis Taariikhdu markay tahay 12/26/09 oo ah maalin Sabti ah. Shirkan oo ah mid lagaga hadlaayo hirgelinta Jaamacad beryahanba hawsheeda laga waday Cariga Maraykanka iyo meelakale oo badan oo ay gudaha Somalia lafteedu kamidtahay.



Shirkan waxaa ku casuman dhamaan dadwaynaha u dhashay gobolada Hayland iyo Sanaag inay kasoo qaybgalaan habeenka Jamacada Sanaag StateUniversity.



Waxaa ku qoran inay khudbado dhaxalgal ah ka jeediyaan


Prof. Ali Abdi Hersi (ka imanaya Canada)


Prof. Siciid Salah Ahmed


Prof. Siciid Faahiye


Prof. Abshir Aw-Yusuf


Prof. Mohamed Jebril (Caateeye)


 


Iyo aqoonyahan kaloo badan iyagoo dhamaan ka hadlidoona arimaha hirgelinta Jamacada kor kuxusan iyo kor u qaadida Tacliinta sare ee gobolada sidoo kale kor kuxusan.


Waxaa marka la’ogaysiinayaa dhamaan bulshada kasoo jeeda goboladaas ee danaynaysa kor uqaadida Tacliinta iyo hirgelinta Jamacada, inay kasoo qayb galaan shirkan muhiimka ah ee lagu casumay Profesoreska qaar ka imanayaan dibeda qaarna ku suganyihiin Minneapolis.


 

Waxaa kaloo jira xubno badan oo iyana ka hadlidoona oo ka kala imanaya gobolada Maraykanka iyo Minneapolisba oo ay ugu horeeyaan ardayda Jamacadaha ka dhigta Minneapolis oo iyana doorkooda kaqaadanaya maadaama ay yihiin dadka ku dhexjira arimaha tacliinta.


Shirkan waxaa soo abaabulay shacabwaynaha kusugan Minneapolis ee kasoo jeeda Gobolada Hayland iyo Sanaag iyo Maakhir Development Group oo ah hayad u ololaysa wacyigelinta dadka Goboladaa kasoo jeeda sigaar ahaaneed iyo siguud Somali oo dhan sidii ay wax ugaqabsanlahaayeen dalalka dibeda waxna ugu qabanlahaayeen dalkoodii hooyo.


Hadaba hamoogaan oo haka maqnaan asxaabtaadana gaadhsii


Waad mahadsantihiin

Comments
Add New Search
makhir  - aan hogaaansho   |2009-12-21 12:22:28
hambalyo, hambalyo waa wax aad iyo aad u wanaasan in ay maanta bahwaynta sanaag
iyo highland ay ku fakaraaan wax qabadka goboladooda gaar ahaan dhinaca
tacliinta oo la oranka awal gobolku waa ka tiidaayay hadaba shirkan ka
dhicidoona minneapolis waa mid aad iyo aad muhiim ugu ah danaha gobolka hase
yeeshee waxaa la oran karaaa faanoole wali fari kama qodna oo waxyaala badan
ayuu gobolku tabayaa cidkalena uma maqna ee dadka gobolka udhashay ayaa laga
sugayaaa waxaan ku soo gaba gabaynaya halkama daale wali waa
hogadiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii

ugu dan bayn waxaan salaayaaaaaaaaaaa
daka reer sanaag iyo highland oo ku hawlan danah gobolka ....................
Maakhiri  - Dadkaygoow hurdada kakaca   |2009-12-21 12:37:45
Waa wax aad logu farxo inmaanta dadkeenii u ololeeynayaan dhulkeenii oo ay
garteen inuu dhulku iyaga keliya sugaayo oo asaagood dhulkoodii dhisteen
maadaama ay iyagu yihiin cida u maqan dhulka waxna u baratay. Maasha Allaah
marhadii profosooradii arinka wadaan rabaana dhulka inay maanta khaliij
yarkadhigaan aha aha aha khaliij ayaynu kasamaynkarnaa dhulka xeebta dheerleh
iyo Buuraha isbidhaaminaaya ee barwaaqada iyo baadku yaalee beesheena ebeheen
ugu deeqay halka dadkakale degan yihiin dhul lama degaan ah oo wax laga qabto
iyo wax looraadsho ay adagtahay alaa mahadle ninkii aaminaa awoodleh. Hawsha
wada walaalayaal anuna waa idintaageeraynaa waa intiina qurbajoogtoow idinkaa
waxnoo bartay.
guul  - rabiyow noo aqbal.   |2009-12-22 00:28:19
as/ca...wa dareen gabi ahaantayaba naga farxiyey , ee rabow noo aqbal noona
suurta gali.
waxaan shabkada hadaftimo ka codsanaynaa inay shirkaas si live ah
inay noogu sii dayn karayaan isku dayaan , sababtooo awood aan kaga qayb galno
ma jirto anagoo jecel inaan xafladaas ka qayb galno.
uk  - taageero   |2009-12-22 05:45:55
ha la taageero c/raxmaan siciid xuubi, gudoomiyaha waxbarashada gobolka sanaag
oo usoo dagalamey jaamacada gacan kuheynteeda iyo rag kaleba... ana tagey
ceergaabo, jaamacadu taageero badan ayay ka rabta bulshada reer sanaag.
dagankeena aqoonta waan danbeynaa marka u egtid boosaaso iyo magaaloyinka kale.
walayal waa in xal loo hela in dadka deegaan rasmi ah oo sanaag ah loo sameeyo.
run sheeg  - xuubi waa siyasi   |2009-12-22 14:44:33
muhimado waa in waxbarashada la tagero ee ma ah tan siyasiga c,raxman sicid
xuubi.
AADAN   |2009-12-22 21:34:31
WARKANI WAA MID XIISO LEH, C/RAXMAAN XUUBI WAA SIYAASI REER SNM LAND AH, MARKAA
WAA WAX LAGU QOSLO INUU INAGU QANCIYO SIYAASADII REERAHA SNM EE QARSOONAYD OO SI
KALE LOO DHIGAY, WAA KAY GUDOOMIYE GOBOL WAXBARASHO KU MAGACAABEENE BAL WAX KALE
ISKA DAAYOOO MUXUU HADAAFTIMO ISKUULKEEDA KA QABTAY??? WAR INAGA DAAYA ASTURKA
BILAA MACNAHA AH IYO MUJAAMALADA RAQIISKA AH, WELIGEEN MA WAXAYNU HAYN UUN HEBEL
IYO HEBEL BELO KA DHACDAY C/GAABO MARKII SIYAASAD AHAAN IYO MAAMUL IYO WELIBA
AMINI AHAAN AAN WAX KA HELNO HORUMARKEEDA AAN KA QAYB GALNO, MAYNAGOO HALKAAS
MAANTA LOOMA OOYAAN KA AH AYAYNU MASHRUUC SIDA U FAA'IIDO IYO WAXTAR BADAN LA
TEGEYNAA !!!!
Anonymous   |2009-12-23 20:45:35
ku lahaa uk degaankeena!!!! xagee hooge deegankeenu joogaa xaalkuba waa badu
shalaye goormaynoogu danbeyse ceergaabadan oo ay degaan noo noqotay????/
c/fataax  - halaga fiirsado wax aomantiga lagu qorayo   |2009-12-25 21:21:38
dhamaan waxaan salaamayaa akhyaarta isugu timi comentiga waxaana maanta doonayaa
inaan usheego ceergaabo inaytahay halbowlaha umada balaadhan ee ar sangeli
markaa waa inaad kafiirsataan hadalada mala awaal ka ah ee aad ku qoreeysaan
shebekada tan kle waxaan idin xasuusinayaa in ceergaabo muqadas tahay in
maamulka puntland laga hirgaliyo markaa idin ku fiiro gaar ah uyeesha
arintaaaaaaaaaaaaa dadkan inaga ayaa soo dejinay sxb yaal waan ok inlawada dego
madama dadku isku wada xidhan yihiin lakin waxaan idin xasuusinayaa in dhulkeeni
aytahay ee ha kusasinina arima ha siyaasade ee isdhalan rogaaya siyaasaduna
maalinba meel ayeey jogta dadkan somaliland na inagaa keena ceeri markii hore
hadeerna inagaa bedelikara mrkaa wax kasta waa gacmowada jir ayee wax ku qabtaan
waa inlaga fiirsadaa arimahaa iyo dhalinta kusastay siyaasadamaalin ba meel
ayeey jogtaa ee dhulkaaga adaale maanta berina adaale shalay na adaalahaa
mgrteen fiiro a...
c/fataax  - arimaha nocaa ah wa in laga firsada   |2009-12-25 21:25:23
tan kle waxaan xasuusinayaa dhalinta websaydka maa ha web aynu inaga qudhi
isticmaalo ee waa websd soomali oodhami isticmaasho markaa ka fiirsada wax
yaabaha aan haboonayn oo aad qoraysaan dhalintu iskma wada jirtee waa dadka
caadaystay waxyaabaha caqligu diidi karo soo qora iyag oo isqarinaaya markaa taa
aad ayaan idin kladaraarmayaa anigoo ah muwaadin sanaag hayland iyo bari kasoo
jeeda markaa waa inaad iska ilaalisan sida aflagaadada isimada oo ay caadeysteen
beryahayn iyo kahadalka magaaloyin ka aynu leeno hoo ay sikle u adeegsadaan
salaama dhamaan tiin
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 25 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll472279

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...