About Us PDF Print E-mail
Tuesday, 27 January 2009 15:25

sadf;ljsdlj fsajd;fl jsd;lkfjd ;lsajf;l jadsdsfsdf

 

fadslfjsdl jf

Comments
Add New Search
hassan abdishire  - university level   |2009-09-02 22:59:03
waxaan hambalyo u dirya bahda hadaaftimo .com oo aanu ku amaanayo hanaan socod
ka aay uga qaayb qaateen geedi socodka xidhiidhinta caalamiga eee si joogta
loogu heli karo dhacdooyinka ka socda dhulkeena hooaya iyo beesha caalamka gaar
dalka iyo eeeriayda laga maamulo maanta hadaaftimo intaa kabacdi waxaa igu
kaliftay inaan maanta erayo kooban ka iraahdo su aal aan ku arkay bayjkamida
ciwaankiina ooo ah kahdlaysaa snaag haaylaanba hadaba runtii in dib u dhac ku
dhaco degamdaas hadaan isku dayo fikirkaayga xadidan ee kusaabsan waxaan u arkaa
inaay dayacdaasi katimi sadex qolo
1. aqoonyahna u dhashay degankaas oo aan
marnaba uga qaaybqadan horumarka iyo obcimta dhalinta maanta soo koraaysa si
loosameeyo isbedel horleh oo aan marlabaad lataagny meeshii shalay latagnaa si
aay yadiilo ugu noqdo da yarta maanta kacamaysaa
2. jahliyadaha debeda ugalay
oo runtii si cadi ah u ilaabay dhukoodii ay degaanka ku laahayeeen waayo markaad
maxamed muse  - fahamka xusubiyda badan;-   |2009-10-10 01:04:34
markahore salaan iga gudooma bahada warbaahintiinan cusubi.
waxaan fikirkayga
argti ahaan qabaa inay wadamada sookoraya ama ay ugu horayso qaadashada
nidaamkan xusiyada badan ee siyaasadeed in dadkoodu markahore fahmaan;-
1.waa
maxay xusbi?
2-xusbi goormaa loo aqoonsadaa xusbi siyaasadeed?
3-taageeraha
xusbi iyo masabdoonka xusbi maxaa xad ah ee u dhaxaynkara?
4-dhibaatada ka
dhalankarta asxaabta siyaasadeed ee kaga imankarta taageerahooda sidee ugu
haboon ee loogala xisaabtamikaraa dhibtaasi hadiiba ay noqoto mid aykeliftay
balaankooda taarkitka ay wax u agaasimen?
waxaan jeclaan lahaa arimahaasi inay
yihiin qaar xili lasiiyo in lagaga doodo warbahinaa afkaarta kala duwan si loo
helo faham badan oo nidaam bulsho kucusubi noqdo mid la odorosi karo nooca
loogelayaa midha dhalkiisa,ayadoo ay jiraan nidaamo hore oo lagu guuldaraysay
waa sida ay iminka soomaaliya ubadantaye amaba afrika inbadani.
diana  - jhuyuy   |2010-02-22 21:30:17
wayaha cusub waaaaaaaaaaaaaaw
kaltoum  - hanbalyo   |2010-04-17 04:40:45
Bissmillah
Assalama calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuh.

waxaan u
hanbalyaynayaa walaalaha hir geliyay shebekadan Hadaaftimo,aniga oo filaya
insha'allah inay noqoto mid ummada Soomaaliyeed meelay joogtaba ka
faa'iidaysato.

wacalaykuma salaam waraxmatulaahi wabarakaatuh.
jabad laqe  - cawramale   |2010-05-06 16:03:42
waan idin salamay warsangali, waan ogahay inaad tihiin niman cawramale ah ee
dagay bari
waxaad ka tagteen garlabe ka tihiin cawramale waxbadan ayaa idinka
qaldan
marka waxaan deegan niiga haynaa raaxoole iyo dhas iyo dhac dhacle
ee
kala tirsan bay iyo shabelle hoose
marka waxad tihiin niman cawramale
laakiin
wax ayaa idinka qaldan waayo kismaayo 10 qoos ayaa dagan cawramale ka
tirsanyihiin niman cawramale sheegta kana tirsan webside marka wuxuu mid
carwamale dhan arkeen waxaana u diray ilaa 400 si loola socda wxaad soo qorteen
heshiis aad sheekaysen kuba kismaayo jooga hada waan la yaabnay fadlan ila soo
xariir emailkayga cariif2002@hotmail.com
si aad wax ku fansiiyo jaw
awrkii cirka  - qabiilka waan ka gudubney   |2010-05-09 09:23:36
warsangeli waa dad iilbax ah
awrkii cirka  - xigmad hore   |2010-05-09 09:29:11
waxaan ku hal qabsanayaa seyidkii mar uu ka hadlayey kismaanyo yiri nin dhintiyo
nin dhooblry tagaa wax isma dhaamaane nin dhimaanyo uurka u gshaan dhimana
noolayne
markaa saaxiibka noo yeedhayow anagu qabiil waan ka gudubney
soomaalidana waanu ka horaynaa waxaana nala talo wadaag ah niman ilbaxa oo
ogayslbe la dhaho oo soomaalida ka aqoon badan
ee adigu maxaad ku haysataa
kismaanyo
awrka
Habsan  - Iftiin   |2010-05-17 05:51:53
Waan codsanayaa inaan ka mid noqdo dhalinta ama bulshada aragtiyaha kala duwan
kaga hadlaya webkan, hadaad ii ogolaataan inaan ka mid noqdo kooxda qoraalada
adeegsanaya waxaan fulinayaa raacida anshax dhawrista yaranta hoos u hadalka,
iyo badbaadinta waxa ugu qiimaha badan ee aynu nolosha ku haysanoo, ma ahaan
doono qof ka gudba shuruudaha layga rabo, Mahadsanidin waan rajayn inaad jawaab
isoo siisaan
Anonymous   |2010-05-17 06:02:20
Wishing you to know in our value and keep well ever at any side,

you
shouldn't hurt in our trabaleisum and personality by having a joke or things
never see negative side,

don't forget that every one of us want to enjoy
life well, so for what to blame the other, and why you approved things become
wrong and caused mistrust and mis-understand

wishing to share more than we
think

Never be the one of them oral soceity

hope you do the best


REMEMBER LIFE IS NOT SO LONG
AND EVERY ONE SHALL HAVE A TEST OF
DEATH

BYE HABSAN "EXL"
HABSAN-IFTIIN  - I LOVE THE PEOPLE MORE THAN THINK   |2010-05-17 06:06:22
Wishing you to know in our value and keep well ever at any side,


you
shouldn't hurt in our trabaleisum and personality by having a joke or
things
never see negative side,

don't forget that every one of us want to
enjoy
life well, so for what to blame the other, and why you approved things
become
wrong and caused mistrust and mis-understand

wishing to share more
than we
think

Never be the one of them oral soceity

hope you do the
best


REMEMBER LIFE IS NOT SO LONG
AND EVERY ONE SHALL HAVE A TEST
OF
DEATH

BYE HABSAN "EXL" amanyo1@hotmail.com

HABSAN-IFTIIN
hadaaftimo boy  - ina daan   |2010-07-02 10:31:24
swedan sondsvvalkudhashay hadaaftimo umaqan hadaaftimo
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 28 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll472256

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...