TALIYAHA CIIDANKA AMISOM MAJOR GENERAL NATHAN MUGISHA AYAA SHEEGAY IN AY KA CAYDHIN KARAAN MUQDISHO KOOXA MUCAARADKA AH PDF Print E-mail
Monday, 04 January 2010 08:35

Muqdisho:sawir:-Taliyaha ciidanka AMISOM Major-General Nathan Mugisha ayaa sheegay in ay ka ceyrin karaan Muqdisho kooxaha ka soo horjeeda DFKM hadii ay helaaan ciidamo dheeri ah oo ku filan kuwaas oo ka socda Midowga Afrika.

Major-General Nathan yaa sheegay in ciidamada AMISOM ay caqabado ka noqotay in ay talaabo qaadaan maadaama aysan heysan Mandheyd iyo tiro ciidan oo ku filan sidaa darteedna ay sugaan amaanka madaxada sare ee DFKM iyo dekkada iyo Madaarka Aden Cadde.

General Nathan ayaa waxaa uu sheegay in dalalka Afrika ay ka sugayeen ciidan gaaraya ilaa  8,000 oo askari laakiin ay hadda heystaan oo kaliya 5,400 askari kuwaas oo aan ku filnayn in ay hantaan amaanka magaalada Muqdisho .

Mr.Nathan ayaa waxaa uu wacad ku maray in kooxaha Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam ay ka saarayaan Muqdisho ayna ka awood badan yihiin hadii ay helaan tirada ciidamada dhiman iyo taageero beesha Caalamka.

“Markii dhowaan Al Shabaab ay qarxisay fariisinka AMISOM ee Xalane bishii September, waxay ka bexeen guud ahaa meelihii ay ka joogeen Muqdisho, waxayna tageen bannaanka Muqdisho iyagoo ka baqaya in AMISOM ay ka aargoosato”, ayuu yiri General Nathan Mugisha.


General Nathan Mugisha ayaa ku faanay  inay jiraan guulo ay ciidanka AMISOM ka gaareen hawlihii loo diray oo ay ka mid ahayd sugida amaanka xarumaha DFKM iyo madaxdooda .

Mar wax laga weydiiyey Madaafiicada ay ciidanka AMISOM la dhacaan Shacabka ayaa waxaa uu yiri “Shaqadeenu ma ahan inaan wax duqeyno, laakiin waa inaan abuurno jawi wada hadal oo la isugu iman karo xalka Soomaaliya waa mid siyaasadeed ee ma ah wax kale ”,

Dagaalka ay wadaan kooxaha ka soo horjeeda Ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM ayuu wuxuu ku tilmaamay mid ah ku dhufo oo ka dhaqaaq ah waxaana uu qiray taliyaha AMISOM in inta badan Degmooyinka Muqdisho ay heystaan kooxaha ka soo horjeeda DFKM.

Comments
Add New Search
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 31 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468750

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...