CEERIGAABO: TARTANKII DHALIYARADA SUUGAANYAHANADA OO LA SOO GEBAGEBEEYEY [+SAWIRO] PDF Print E-mail
Friday, 08 January 2010 01:03

Tartan kussbsanaa wacyi gelinta nabada iyo horuumarinta suugaanta dhaliyarada oo mudo laba habeena ka socdey magaalada ceerigaabo ayaa sooo gebogeboobey habeenii xalay ahaa Tartankan waxaa soo qabanqaabiyey naadiga akhristayaasha ee ANFAC READERS CLUB. 
 
Waxaana ka qaybgalay madaxda Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo xawaaladaha iyo weliba maamulka degmada dadweyne kale iyo dhalinyaro suugaanyahano cusub aha oo iminka soo kacaya Waxaa martidaa ka mid ahaa maayarka magaalada ceerigaabo,madaxa shirkada xawaalada dahabshiil ee gobolka sanaag Faysal Xuseen Xasan{Faash}madaxa Shirkada Isgaadhsiinta GOLIS C/laahi Axmed Daamur ,gudoomiye kuxigeenka shirkada isgaadhsiinta ee TELESOM C/raxmaan Xuseen Farjar’ abwaanada xuseen maxamed cali {farjar},muuse dhoolayare oo ka socdey ururka halabuurada  mustafe khashaf iyo abwaan janaale. 
 
Waxaa tartankaa lasocdey bandhiga buugaag ay soo ban dhigeen naadiga akhristayaasha ceerigaabo ee ANFAC buugtaasoo ka mid ahay sida buuga HAL KADAYO Habeenkii koowaad oo ay halkaa ka soo jeediyeen 16 dhlinyaro ahi maansooyin iyo gabay’yo kala duwan ayaa habeenkii labaad waxaa lagudoonsiiyey jaa’isado isugu jira lacag doolar ah iyo buugaag iyo jaa isado kale Jaaisadahaas oo uu gudoonsiiyey maayarka magaalada iyo muuse dhoolayare oo kasocdey uruka hal abuurada  waxaana jaa’isadahaa la gudoonsiiyey afartii ugu sareeyey eek u guulaystey inay nasiib u helaan jaa’isadahan ay ku mutaysteen suugaanta layaabka leh ee ka soo maaxatey maskaxahooda Habeenkii labaad oo uu tartanku soo xidhmayey waxaa dhalinyarada dardaarano u jeediyey masuuliyiintii ka soo qayb gashay munaasibadaa sida faysal faash oo kula dardaarmay inay halkaa ka sii wadaan hawsha oo ay sii xoojiyaan iyo sidoo kale maayarka magaalada ceerigaabo oo sheegay inuu la garabtaaganyahay naadigan iyo dhalinyaradaba taageero dhinac walba ah Waxaa sidoo kale lahadlay naadiga muuse dhoolayare oo u sheegay in uu naadigu la shaqayn doono ururka hal abuurada Afarta dhalinyarada ah oo ku guuleystey kaalimaha koowaad ilaa afraad waxay ka la ahaayeen 
 
1.khadra xasan ismaaciil oo gashay kaalinta koowaad kuna mutaysatay gabayga (maanka ka ogaada ) 
 
2.keyse cabdi cabdulaahi oo kaalinta labaad galay kuna mutaystay gabayga (sow nabadu saacido iyo saad la hubo maaha) 
 
3.yaasiin siciid ducaale oo galay kaalinta sadexaad kuna mudaystay gabayga gaashaan ka dhigo nabad 
 
4.maxamed axmed ibraahim oo galay kaalinta 4aad kuna mutaystay gabayga (degel nabadeed) 
 
sikastaba ha ahaatee waxaa xafladaasi habeenkii sadexaad ku soo gegegebowdey cashosharaf loo sameeyey qaar ka mida tartamayaashii iyo masuuliyiin kale kuwaasoo lagu marti qaaday BEDER restaraunt ee magaalada ceerigaabo .

SAWIRO:

 

 


Waxaa soo diyaariyey:

Khadar Ibraahim Maxamed iyo

Saleemaan Farax Cawed

Sawir Qaade: Ayaanle C/laahi Xundhur 

Ceerigaabo ,  Sanaag

Hadaaftimo Media Center 

 

Comments
Add New Search
ceerigaabo  - masha alah   |2010-01-08 21:00:46
waxan ka shakisanayhay sheekh cali jamac xamud miyaa sheekha ka dhex muuqda
xaflada iyo sawiradaba
cumar case  - cajaa'ib   |2010-01-08 21:03:11
aad waxaan usalaamaya dhalinyarada websitka hadaaftimo.com suxufiyiinyta ka ah
salaan kadib waxan layaabanahay abwaaniinta da'da yar ee gobolka sanaag base
gobolku bari iyo galbeedkaba waa wax soo jireen ku ah ina ay joogaan dad murti
yaqaan aha rag iyo dumarba isgu jira runtiina waxaan kusii faraxsanahay gabdha
ku gulaysatay tartan murtiyedkan ka dhacay magaalada ceergaabo waxaan leeyahay
halkaa kawad dhalinyarooy daddaalka aad ugu jirtaan hal abuurkiyo murti
dhaqamedka waxaan kaloo halkan aad uga xusayaa mahad naq balaarana usoo
jeedinayaa ururka soo qaban qaabiyey tartankan ANFAC READERS CLUB
inkastoo aan
jeclaa inaan ka akhrino websiteka qaybittsa suugaanta hal abuurkaa dhalinyarada
waadna mahadsantihiin dhamaantiin
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 32 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468751

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...