Wararkii ugu dambeeyey :
| SHEEKH ATAM " KAMA TIRSANIN URURKA AL-SHABAAB" [DHEGAYSO] |
|
|
|
| Thursday, 29 July 2010 18:57 | ||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
![]() Sheekh Maxamed Siciid atom oo wareysi khaas ah siiyay Idaacadda VOA ayuu wuxuu ku sheegay inaysan jirin cid ka tirsan al-Shabaab amma ajaanib oo iyaga dhinacooda ka barbar dagaalameysa. Wuxuu ku eedeeyay maamulka Puntland inay go’doomin ku sameeyeen degmada Galgala, ayna u diideen ayuu yiri dadka shacabka ah inay ka baxaan amma soo galaan Galgala.
Powered by !JoomlaComment 3.26
3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved." |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||


















