| CIIDAMADA AMISOM OO DOWLADA KA BADBAADIYEY IN XUKUNKA LAGA TUURO |
|
|
|
| Sunday, 12 July 2009 16:51 | ||||||
MOQDISHU:- Dagaal Culus oo ilaa iyo iminka ka socda degmooyinka Moqdsiho ayaa waxa ay wararka sheegayaan in ay ciidamada Dowlada oo taageero ka helaya ciidamada AMISOM in ay la wareegeen dhoor degmo sida degmada Shibis iyo C/Caziiz. Wararka ayaa intaa ku daraya in uu haatan yaalo Taangi ay leedahay AMISOM Isgooska Beexaani Isgooskaasi oo xalay ila aiyo Shalay fadhi u aheed xoogaga Islaamiyiinta oo sakay dib u gurtay .
HADAAFTIMO MEDIA CENTRE
Powered by !JoomlaComment 3.26
3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved." |









Dagaal Culus oo ilaa iyo iminka ka socda degmooyinka Moqdsiho ayaa waxa ay wararka sheegayaan in ay ciidamada Dowlada oo taageero ka helaya ciidamada AMISOM in ay la wareegeen dhoor degmo sida degmada Shibis iyo C/Caziiz. 





