Maxay ka Wada Hadlayn Madaxweyne Rayaale iyo Wasiiru Dowlada Itoobiya PDF Print E-mail
Thursday, 20 August 2009 16:28
Hargeysa:SAWIRMadaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland mudane Daahir Rayaale Kaahin, wuxuu maanta qasriga madaxtooyadda ku qaabilay wafti ka socda dawlada Itoobiya oo uu hogaaminayo

 

wasiiru dawlaha arrimaha dibadda mudane Dr Tekede Elemu oo booqasho rasmi ah ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta madaxtooyada oo uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyadu, warsaxaafadeedkaasioo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews, waxa uu u dhignaa isga oo dhamaystiran sidani hoos ku xusan.

RayWaftiItoobiya09

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo wasiiru dawlaha Itoobiya, waxay ka wada hadleen arrimo khuseeya dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin, xidhiidhka iyo iskaashiga ka dhexeeya labada waddan ee jaarka ah, haddii ay noqoto dhinaca ganacsiga iyo nabad-gelyadaba.

Waxa kale oo labada dhinac ay isla soo qaadeen arrimaha siyaasadda, oo ay ugu weyn tahay doorashooyinka madaxtooyadda ee fooda inagu soo haysa iyo geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland.

Wasiiru dawlaha Itoobiya Dr Tekede Elemu, waxa uu carrabka ku dhutay in uu xukuumada iyo shacbiga Somaliland-ba ku hambalyeynaayo is bedelka weyn ee horumarka ah ee dalku ku talaabsaday tan iyo booqashadiisii ugu dambaysey ee uu Somaliland ku yimi sannadkii 2006-dii, isagoo cadeeyey mar walba Itoobiya inay ka go'an tahay inay taageere buuxda siiso geedi socodka dimuqraadiyadda Somaliland.

Waftigaasi ka socda dawlada Itoobiya waxa ay maanta duhurnimadii ka soo degeen, dhabaha dayuuradaha ee Cigaal International airport iyagoo wata diyaarad khaas ah, waxana halkaasi ku soo dhaweeyey wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland oo ay ka mid yihiin, wasiirka arrimaha dibadda Mudane C/Laahi Maxamed Ducaale, wasiirka arrimaha guddaha mudane C/Laahi Ismaaciil Ciro iyo wasiirka duulista hawadda mudane Cali Waran cade.

Waftigaai oo Somaliland joogi doona dhawr maalmood, waxa la filayaa inay kulamo kala duwan layeelan doonaan axsaabta qaranka, komishanka iyo hay'addo kale.

 

HADAAFTIMO MEDIA CENTRE

Comments
Add New Search
AADAN   |2009-08-20 23:37:34
KULAHAA WAXAY KU KULMEEN QASRIGA MADAXTOOYADA !!!! WAA QASRIGA GENERAL
MORGAN!!!! kkkkk
haadh jjj   |2009-08-21 19:29:08
waar kaasi wuxuu helay dadmeel ugu xeraysan oo uu ka mid yahay mid isku sheega
mr,gaab ,tan kale wuxuu doonayaa inuu iibiyo markale siduu kuweyd uga iibiyey
mar hore la hays tayaasha ,,salaamad
qurbaawi   |2009-08-21 22:30:51
kulaaha waa qasriigi gen,morgann oo adeer qasriiga morgan xaguu kuyaaley


adeer micnaahaaga iyo halkaad ka hadleysiidbaa wan fahmaaye ee orood
maaqaaxiiyahaa laa tag warkaas

adhii fooqaal adhii
xasan yare   |2009-08-23 01:58:40
qurbaawigani waa qoladii xamar laga hor galay amaba aan iska nidhaahno waa
qoladii jimcaha!!!!! kkkk jimcaha waa qolyahii waagu ugu beryey hanti aanay
lahayn iyagoo daba leh, morgan ma iminkaa magaciisa kaaga hora?/ !!!! kkkkk
qurbaawi   |2009-09-13 06:01:38
adoo kale maal khabaad buu xidhaa lagunna mariiima
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 22 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468718

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...