FADLIGA BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN KARIIM PDF Print E-mail
Friday, 21 August 2009 13:04
FADLIGA SOOMKA:
Fadliyada soomka waa fara badanyihiin, waxaana ka mid ah inuu Rasuulkeena (SCW) uu yiri: "Haduu ramadaan bilowdo albaabada jannada waa la furaa kuwa naartana waa la xiraa". Wuxuu kaloo rasuulku yiri: "Qofkii u sooma iimaan iyo ajar dalbid awgeed dambigiisii hore waa la dhaafaa. Wuxuu kaloo yiri nabigeenu (SCW) in jannada uu ku yaalo albaab la yiraahdo "ARRAYAAN" oo ay dadka sooma ka galaan maalinta qiyaamaha, kadibna la xiro oo aan cid kale ka daba galin". waana bil tawbada laga aqbalo qofkii ka run sheegaya.
QOFKA AAN SOOMIN:
Qofka maalinta ramadaan ay ku dhaafto cudur daar la'aan ay tahay arin aad u weyn, culimaduna ay ku tilmaantay inuu qofkaasi ka shar badan yahay ka sineysta ama khamri caba. Nabigeena (SCW) wuxuu inoo sheegay in qofka maalin ramadaan ka tagto rukhso la'aan (sida: safarka , xaydka, xanuunka. iwm) aysan ka gudi karin xitaa haduu soomo noloshiisa inta ka dhiman.
MAXAA SOOMKA BURIYA:
Waxaa soomka buriya qofkoo si ula kac ah wax u cuna, caba ama iska matajiya, caadada(xaydka), dhiiga dhalmada iyo galmada dhacda inta ay qoraxdu soo jeedo (daytime), si hadaba uusan u burin soomkaagu waa in qofku ka fogaado kuwan kor ku xusnay iyo kuwan soo socda oo runtii dadka badankood dhayalsadaan sida: Cayda, xanta, beenta, isku dirka, xasdiga, hadalka macna darada ah(laqwi) iwm. Maxaa yeelay nabigu (SCW) wuxuu yiri: "Qofkii ka tagi waaya hadalka xun iyo ku dhaqankiisa ilaahay dan kama laha cuntada iyo cabitaanka uu ka tagay".
SUNAYAASHA SOOMKA:
Sunooyinka soomka waxaa ka mid ah in suxuurta gadaal loo dhigo, afurkana la dadajiyo oo hore loo afuro, Nabigeenu (SCW) wuxuu ku af furan jiray xabad timira ah iyo biyo, wuxuu badin jiray cibaadada, samafalka, sadaqada, akhrinta quraanka, toobada iyo salaada habeenkii ah. Hadaba walaalayaal Nabiga (SCW) waxaa inooga sugnaatay ku dayasho wanaagsan. Soomka ilaahay ayaa inagu wajibiyay waa inaan sidiisa ula nimaadnaa, waa inaan iska ilaalinaa waxyaabaha xun-xun ee ay haboon tahay in qofka soomani ka dhawrsanaado sida: qabiil ku faanistiisa ama caydiisa, kaa soo hadaan soomaali nahay khaasatan adduun iyo aakhiraba ina dhaafiyay, iyo guud ahaanba caadooyinka xun-xun. Waa inaan bisha ramadaan ku soo dhaweyno ficil khayr ah, quraan akhriska, salaada taraawiixda iyo cibaadado kasta oo ilaahay loogu dhawaado, taasoo quraanka iyo sunada waafaqsan, gaar ahaan in lagu dadaalo 10-ka danbe ee ramadaan oo guntiga dhiisha layskaga dhigo. Ugu danbeyntii waxaan idiin rajeynaa bishan barakeysan naxariista Eebe, dambi dhaaf iyo naarta in ilaahay naga xoreeyo.

 

 

Comments
Add New Search
Anonymous   |2009-08-21 23:05:27
ramadaam kareem dhamaan wa-salaam
zakaria  - happy   |2009-08-23 06:14:52
happy ramadan my brothers and my sisters
nimco  - rabadaan kariim dhamaan   |2009-08-23 15:22:08
rabdaan karaiim dhamaan muslimiint guud ahaan somaalida gaarahaan reer
sanaag
rabadaanta rabadaanteeda caafimaad iyo
khayr,nabad, barwaaqo ku gaara.
AAMIIN AAMIIN

SALAAMCAYKUM WARAXMATULAAHI WABARKAATU
WABILAAHI TAWFIIQ
Write comment
Name:
Email:
 
Title:
 
:angry::0:confused::cheer:B):evil::silly::dry::lol::kiss::D:pinch:
:(:shock::X:side::):P:unsure::woohoo::huh::whistle:;):s
:!::?::idea::arrow:
 

3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved."

 


MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 27 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll468695

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...