| DIYAARGAROOW LOOGU JIRO DALKA MARAYKANKA SIDII LOO SOO DHAWAYN LAHAA MADAXWEYNE SHARIIF |
|
|
|
| Monday, 07 September 2009 16:34 | ||||||
Rochester: :Soomalida ku dhaqan wadanka Mareykanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ay aad ugu badneyd hadal-haynta inuu madaxweynaha DFKMGS Mudane Sheikh Shariif Sheikh Ahmed iyo wafdi uu hogaaminaayo uu imaanaayo New York dhammaadka bisha September 2009-ka , iyagoo ka qeybgeli doona shir-weynaha Qaramada Midoobey ( UN Assembly) oo ka furmi doona New York September 23rd-26th 2009. Hadal hayntu waxay intaas ku dareysaa in Madaxweynaha iyo wafdigiisu marka ay soo dhameystan ka qeyb-gelitaanka shir weynaha Qaramada Midoobey inay tegidoonaan Washington DC, iyagoo halkaas kulamo kula yeelan doono mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowlada Mareykanka sida Xogheyaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Hillary Clinton, mus'uuliyiin kale oo Mareykanka ah iyo dabcan Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku dhaqan waqooyiga.
Mareykanku wuxuu ku guuleystay in uu beesha caalamka ka dhaadhiciyo inay lagama maarmaan tahay in si deg deg ah looga hor-tago halista ka soo socota Soomaliya inta aysan ku faafin dowladaha deriska la ah Soomaliya iyo gobalka oo dhan, haddii ay halistu gaarto gobalka waxaa qal-qal gelidoona danaha adduunka oo dhan.
HADAAFTIMO MEDIA CENTRE
Powered by !JoomlaComment 3.26
3.26 Copyright (C) 2008 Compojoom.com / Copyright (C) 2007 Alain Georgette / Copyright (C) 2006 Frantisek Hliva. All rights reserved." |









:Soomalida ku dhaqan wadanka Mareykanka ayaa maalmihii la soo dhaafay ay aad ugu badneyd hadal-haynta inuu madaxweynaha DFKMGS Mudane Sheikh Shariif Sheikh Ahmed iyo wafdi uu hogaaminaayo uu imaanaayo New York dhammaadka bisha September 2009-ka , iyagoo ka qeybgeli doona shir-weynaha Qaramada Midoobey ( UN Assembly) oo ka furmi doona New York September 23rd-26th 2009. 







