Waraysiyo
Xildhibaan Caasha Axmed Cabdalle oo dhaliishay xukuumada cusub ee uu soo magcaabay Ra'iisale Cumar Cabdirashiid Sharmaarke. PDF Print E-mail
Sunday, 22 February 2009 07:45
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka tirsan barlamanka KMG ayaa dhaliishay golaha cusub ee xukuumada KMG ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay raisul wasaare Cumar C/rashiid.

 

Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo maanta u warameysey barnaamijka Xog Ogaal ee Horseed Media ayaa sheegtay in magacaabista golaha wasiirada ay ku timid ka fiirsasho la’aan taasi oo ka dhalatey habkii wada tashiga ee loo baahnaa in la maro oo aan la marin.

 

 

HALKAN KA DHEGAYSO

 

Caasha oo Horseed Media ay weydiisey waxa ay tabaneyso ayaa sheegtey  in golaha wasiirada dadka soo galey ay yihiin intooda badan kuwo ka soo jeeda dhinaca isbahaysiga dib u xoreynta ee uu ka yimid madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, waxayna raisul wasaaraha ku eedeysey inanu taladiisa ku magacaabin wasiirada ee ay tahay mid loo diyaariyey oo “jeebka loo geliyey” sida ay hadalka u dhigtey.

 

Xildhibaanad Caasha  Cabdalla waxay tilmaantay in beelaha qaarkood la siiyey wasiiro “caato ah” oo ad uga yar intii ay filayeen, taasoo ay ku fasirtey inay qeyb ka tahay caddaalad darada dhacdey.

 

Caasha Cabdalla oo aanu weydiiney waxa ka jira in iyada markii hore lagu darey golaha wasiirada ayaa sheegtey in iyada markii hore lagu soo qorey waraaqda magacyada golaha cusub ee wasiirada ayna xaq u leedahay inay wasiir noqoto laakiin laga tirey liiska daqiiqadihii ugu dambeeyey, taasoo ay sheegtey “inaaney garaneyn sababta”.

 

Caasha Axmed Cabdalla oo hadda ku sugan Djibouti ayaa sidoo kale sheegtey inay aad u yar tahay rajada lag qabi karo in dawladan ay qabato waxa ay shacabka Soomaaliyeed sugayaan. Iyadoo sidoo kalana ka gaabsatey inay baaq u dirto hogaanka dowlada mar taasi la weydiiyey.

 

Caasho Axmed Cabdalla waxay noqoneysaa xildhibaankii ugu horeeyey ee ka tirsan barlamanka KMG oo si toos ah u dhaliila golaha cusub ee wasiirada ee uu magacaabay raisul wasaare Cumar C/rashiid Cali.

 

 

 

Source: HR Media / interview

 




MAQAALLO


maakhirmap.jpg Sidee Loo Horumarin Karaa Deegaanka Maakhir?
Saturday, 28 August 2010 00:50
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
                  ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            ...

Sports


kubad HORYAALKA INGIIRSKA OO SHALAY KU BILOWDAY SI XAMAASAD LEH
Sunday, 15 August 2010 11:46
 waxaa sixiisabadan ubilawday hoyaalka ingiriiska...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...
championsleague.jpg Wiil Somali kamid noqoday FC Chelsea
Wednesday, 01 July 2009 17:07
Kooxda kubadda cagta ee FC Chelsea ayaa markii ug...

Online Users

We have 32 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll472250

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / MAXAMUD MAXAMED JAAMAC & HINDA CABDI AHMED /ETHOPIA
Sunday, 08 August 2010 11:01
    Aabe Mohmed Jama Ali bayr...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...