Latest News

SHEEKH ATAM " KAMA TIRSANIN URURKA AL-SHABAAB" [DHEGAYSO]

News image

Sheekh Maxamed Siciid atom oo wareysi khaas ah siiyay Idaacadda VOA ayuu wuxuu ku sheegay inaysan jirin cid ka tirsan al-Shabaab amma ajaanib oo iyaga dhinacooda ka barbar dagaalameysa.Wuxuu ku eedeeyay maamulka Puntland inay go’doomin ku sameeyeen degmada Galgala, ayna u diideen ayuu yiri dadka shacabka ah inay ka baxaan amma soo galaan Galgala. HALKAN KA DHEGAYSO    

Latest New | S.Naalaye | Thursday, 29 July 2010

READ MORE

XILDHIBAAN CASHARE OO CAMBAAREYEY DAGAALKII KA DHACAY G/BARI NABADNA UGU BAAQAY SHABACKA REER PUNTLAND

News image

Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan wadanka Canada oo cambaareyey dagaalkii ka dhacay duleedkamagaalada Bosaso ee Gobolka Bari kaas oo u dhexeeyey ciidamada maamulka Puntlandiyo ciidama  kale oo ka soo horjeeda.Xildhibaan  Cawad Axmed Cashare oo ka mid ahaa siyaasiyiintii wax asaasay maamulka Puntland ayaa waxa uu aad u cambaareyey dagaalkii halkaasi ka dhacay isaga oo  la soo xidhiidhay  shabakada Hadaaftimo.com , Xildhibaanka ayaa waxa uu ugu baaqay madaxda maamulka Puntland iyo ciidamada kale ee ka soo horjeeda in...

Latest New | S.Naalaye | Thursday, 29 July 2010

READ MORE

Wararkale / Other News


baaq.jpg BAAQ NABADEED KA SOO BAXAY MAGAALADA DHAHAR EE GOBOLKA HAYLAND
Thursday, 29 July 2010 19:03
BAAQHadaanu nahay Issimada, Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Warsangeli ee deegaamadaHaylaan iyo Galbeedka Bari waxaa kasoo baxay shirkayagii maanta oo ...
cali AL-SHABAAB "WAX LUG AH KUMA LIHIN DAGAALADA KA SOCDA PUNTLAND "
Thursday, 29 July 2010 06:13
      Muqdisho: Sheekh Cali Maxamuud Rage Cali Dheere oo maanta saxaafada kula hadlay magaalda Muqdisho ayaa sheegay in...
sport.jpg XAFLADII TARTANKA KUBADA CAGTA AY SOO QABAB-QAABIYEEN XIDIGIIHII HORE EE KUBADA CAGTA SOOMAALIYA OO KA DHACDAY GALBEEDKA MAGAALADA LONDON
Thursday, 29 July 2010 05:55
waxaa kabilowday  26/07/10 galbeedka london tartanka  koob loogu magacdaray somali uk football festival2010oo au soo qabanqaabiyeen  ururk ay ...
mudaharad1.jpg MUDAHARAAD BALAADHAN OO MAANTA KA DHACAY MAGAALADA DHAHAR EE G/HAYLAAN
Wednesday, 28 July 2010 14:17
DHAHAR:  Waxaa maanta ka dhacay magaalada Dhahar Mudaaharaad aad u balaaran oo ay soo qabanqaabiyeen dadka deeganka Dhahar. Mudaaharaadkan oo dadk...
garaad_dubays.jpg GARAAD CALI YUUSUF OO NABAD UGU BAAQAY REER PUNTLAND [DHEGAYSO]
Wednesday, 28 July 2010 11:29
     HALKAN KA DHEGAYSO WARAYSIGII GARAADKA  Garaad Cali Yuusuf, Garaadka beesha Dubbays ee Warsangeli oo hadda ku suga...
spr.jpg SHACABKA KU DHAQAN GOBOLADA SANAAG,KARKAAR,BARI IYO HAYLAAN OO RA'YIGOODA KA DHIIBTEY DAGAALKII KA DHACAY G/BARI [DHEGAYSO]
Wednesday, 28 July 2010 04:59
       SPR:- Idaacada Somali Public Radio ayaa waxaa ka baxa barnaamij gaar oo ra’yiga dadweynaha kaasoo maalinba...
digniiin.jpg DIGNIIN!!! WARAYSI BEEN ABUUR AH OO LAGA SAMEEYEY SHEEKH ATAM
Tuesday, 27 July 2010 10:11
 Waxaa bogag badan lagu daabacay sheeka ka fog xaqiiqada oo ah in sheekh ATAM uu waraysi siiyey PALTALK –ga  , sheekadan ayaa aakhirkii la so...
baaq.jpg JAALIYADA REER MAAKHIR EE SEATTLE OO BAAQ KA SOO SAARAY DAGAALADA KA DHACAY PUNTLAND
Tuesday, 27 July 2010 09:39
Ku: Madaxweyne C/raxmaan Faroole, iyo xubnaha dawladda PuntlandKu: Isimmada, Odayaasha, iyo Waxgaradka PuntlandKu: Aqoonyahannada, indheergaratada iyo...
maakhirmap.jpg DAGAALKA KA BILOWDAY G/BARI SAAMAYN INTEE LE’EG AYUU KU YEELAN KARAA BULSHADA REER MAAKHIR [FAALLO]
Tuesday, 27 July 2010 07:19
Waxaa deegaano ka tirsan Gobolka Bari ka dhacay dagaalo dhaliyey khasaarooyin fara badan, Dagaaladan ka bilowday duleedka Magaalada Bosaso ayaa la had...
maakhirstate.jpg MAAKHIR WAA QAYB KA MID AH PUNTLAND
Tuesday, 27 July 2010 07:13
Nin kasta oo Reer Maakhir ah oo ku dagaal geliya Dhalinyarada degaanka  mabd'a  laga  soo xawilay meel kale  oo ah dhagax ku wada dil labo shimbir...
faroole.jpg FAROOLE OO SHIR JARAA’ID KU QABTAY MAGAALADA GAROWE GUULONA KA SHEEGTAY DAGAALKII KA DHACAY G/BARI
Monday, 26 July 2010 17:46
        Madaxweyne Faroole oo magaalada Garoowe kula hadlay saxaafada  ayaa sheegay in ay guulo kasoo hooyeen dagaalk...
galgala.jpg DAGAAL KA DHACAY DULEEDKA MAGAALADA BOSASO OO KHASAARE DHALIYEY
Monday, 26 July 2010 09:40
Wararka ka imaanaya magaalada Bosaso ayaa sheegaya in dagaal saaka ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka laag iyo Karin, dagaalkan ayaa waxa uu u dh...
a.shekhturabi.jpg VIDEO---Sheekh C/raxmaan Sh. Ismaaciil (Abu Turaab) oo taageerey hadalkii Sh. Cumar Faaruuq ee keenista Amisom
Sunday, 25 July 2010 16:02
Minneapolis (SPR): Idaacada Somali Public Radio ayaa waxay maanta ku booqatey xafiiska Sheekha reer Minneapolis ee Sh. C/raxmaan Abu-Turaab, isagoo h...
kenya.jpg SOOMAALI BADAN OO LAGA SII DAAYEY XABSIYADA MAGAALADA NAIROBI EE DALKA KENYA
Sunday, 25 July 2010 09:17
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Maxamad Cali Ameeriko ayaa sheegay dowladda Kenya in ay sii daysay ku dhawaad 60 ruux Soomaali ah oo ay Ciid...
qaxotisomali.jpg HOLLAND OO DIB U CELINAYSA SOOMAALI LOO DIIDEY QAXOOTINIMO EE DALKAASI
Saturday, 24 July 2010 08:33
 Dowlada Holland ayaa celineysa Soomaali loo  diidey iney qoxootinimo ugu noolaadaan wadanka Holland, Soomaalidaan  ayaa la sheegey in diyaarad lag...
sheekhshariif.jpg SOOMAALIYA OO KA QAYB-GASHAY SHIR MADAXEEDKA DALALKA SAB IYO SAXARA
Friday, 23 July 2010 15:46
Magaalada Injimena ee wadanka Jad waxaa maanta ka furmaya shir ay isugu imaanayaan madaxda dalalka Afrika oo labadii maalmood ee la soo dhaafay dalkaa...
babur-dumar.jpg RAGGA OO LA OGAADEY IN AY KA BAQAAN BAABUURTA AY HAWEENKU WADAAN [WARBIXIN]
Thursday, 22 July 2010 15:38
wadanka engiriiska ayaa sameeyay baaritaan oo ku ogaanayo bal in aay sax tahay in aay raga ka baqaan in aay raacaan baabuur aay wato qof dumar ahi ba...
maakhirmap.jpg JAALIYADA REER MAAKHIR EE NORWAY OO QAAR KA MID AH SHIR YEESHEEN
Thursday, 22 July 2010 15:29
Shir ay isugu yimaadeen Saaka oo ay taariikhdu  tahay 21/07/2010 jaaliyadda Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari ee la isku yiraahdo Maakhir ee ku dhaqa...
sheekhshariif.jpg MADAXWEYNE SHIRIIF OO LA KULMAY JAALIYADA SOOMAALIDA TALYAANIGA [+SAWIRO]
Wednesday, 21 July 2010 10:20
madaxweyne sheekh shariif oo maalmahanba booqasho rasmi ah kujoogay wadankaan talyaaniga garahaan magaaladaan rooma ayaa caawa waxaa uu sigaar ah ula ...
makhir-southafrica.jpg JAALIYADA MAAKHR EE SOUTH AFRICA OO TAAGEERTAY GO'AAMADII DHAHAR KA SOO BAXAY
Wednesday, 21 July 2010 09:58
 Shir ay isugu yimaadeen Saaka oo ay taariikhdu tahay 20/07/2010 jaaliyadda Gobolada Sanaag, Haylaan iyo Bari ee la isku yiraahdo Maakhir ee ku dhaqa...
ciiidamo.jpg AFHAYEENKA AMISOM OO KA HADLAY DAGAALADA KA SOCDA MUQDISHO
Tuesday, 20 July 2010 10:49
Afhayeenka Ciidamada Amisom Barigiye Bahoku ayaa ka hadlay dagaalada galay 24-saac, iyadoo dagaalka uu yahay mid Ciidamada Amisom kaga qeyb qaadanayaa...
digilmiriflexildhibaano.jpg JAALIYADA MAAKHIR EE UK OO TAAGEERTAY GO'AAMADII ODAYAASHU AY KA SOO SAAREEN ARINTA GALGALA
Tuesday, 20 July 2010 07:17
Ka dib markaan si buuxda u falanqaynay  baaqii ay soo saareyn waxgaradka iyo odayaasha Gobolada Haylaan iyo Galbeed Bari kuna saabsanaa xaaladda ka ...
baaq.jpg BAAQ KA SOO BAXAY DEGMADA DHAHAR EE GOBOLKA HAYLAAN OO KU AADAN PUNTLAND
Monday, 19 July 2010 10:33
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay July 18, 2010 ka dhacay magaalamadaxda gobolka Heylaan ee Dhahar shir ay isugu yimaadeen dhamaan cusqaasha iyowaxgara...
makhirjaliyadamn.jpg JAALIYDA REER MAAKHIR EE MINNEAPOLIS OO XAFLAD U QABTEY IDAACADA SOMALI PUBLIC RADIO [+SAWIRO]
Monday, 19 July 2010 04:01
Minneapolis, (SPR): Waxaa maanta xaflad si heersare ah loosoo agaasimey ay ka dhacdey magaalada Minneapolis, xafladan oo ahayd mid ay idaacada SPR ug...
naribisuxuyin.jpg DAAWO SHIRKII NABADA EE NAIROBI LAGU QABTAY [+SAWIRO]
Monday, 19 July 2010 03:56
Ururka u Olaleeya isku xidhka DHalinyarada Somaliyeed ayaa Shir Laba Maalmood Socday u qabtay Dhalinarada somaliyeed ee dalka Kenya, Shirkaasi ayaa wa...
ht_machad_title.jpg MACHADKA KHADIIJA-BINTU KHUWEYLAD EE MAGAALADA HADAAFTIMO OO IMTIXAANKII LOO FADHIISTAY [+SAWIRO]
Monday, 19 July 2010 03:02
Waxaa magaalada Hadaaftimo uga bilaambay imtixaankii dhexe haweenka dhigta Machadka Khadiija-bintu khuweylad.  Machadkaas oo furnaa muddo dheer...
nairobi.jpg SOOMAALI BADAN OO LAGU XIDHXIDHAY MAGAALADA NAIROBI
Sunday, 18 July 2010 08:20
In ka badan boqol qof oo Soomali ah ayey booliska Kenya ku xireen caasimada Nairobi, howgal ay boolisku ka fuliyeen xaafada Easleigh ee Somaalidu ku b...
barlaamnka.jpg BARLAMAANKA SOOMAALIYA OO MAANTA KULAN YEELANAYA
Sunday, 18 July 2010 00:14
Baarlamaanka Dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku qaataan xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho kaasi oo ay uga ...
ciidamkenya.jpg CIIDAMADA DALKA KENYA OO DAD SOOMAALI AH KU QABQABTAY NAIROBI
Friday, 16 July 2010 10:09
Ciidamada Wadanka Kenya ayaa xalay howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya waxaa ay ku qab qabteen dhalinyaro Soomaali ah,...
digilmiriflexildhibaano.jpg JAALIYADA SOOMAALIDA UGANDA OO KULAN KA YEESHAY XAALADA ADAG EE SOO WAAJAHDAY QARAXYADII KA DIB
Friday, 16 July 2010 10:01
Magaalada Kampala ee dalka Uganda waxaa shalay ka dhacay kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen Jaaliyadda Soomaalida degan dalkaasi, waxaana kulankaas...


MAQAALLO


idris1.jpg DALYOHOW YAA KU LEH? DADYOHOW YAA KAA NAXAYA? | W/Q. Muxamad Idris
Wednesday, 28 July 2010 15:01
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina ...
islam.jpg MUSLIMIINTA OO NOQDAY MUSTAQBALKA CAALAMKA(BAADHITAAN)
Friday, 02 July 2010 01:42
Aduunyaddu way isbedelaysaa adiguna markhaati ayaa...
hooyo.jpg HOOYADU WAA LAMA HURAAN !!! BY: KALTOUM WADANIYA
Monday, 28 June 2010 11:06
Waxaa hubaal ah in hooyadu tahay lama huraan,udub ...
faallo1.jpg ARAGTI: WAQTIGA IYO WAAYIHIISA
Thursday, 17 June 2010 23:00
     Â Â            ...
faallo1.jpg GUUR MA WAX LOO DHIGAA JIRA? W/Q KALTOUM WADANIYA
Sunday, 13 June 2010 22:59
Macnaha guurku ma aha midaan erayo ku soo koobi ka...
maakhirstate.jpg MAAKHIR STATE INUU HANO QAADO MAXAA HORTAAGAN ?
Friday, 11 June 2010 00:02
Ruux walba kartidiisa iyo gudaalkiis, karaanka iyo...
flower.jpg JACAYLKII BARNI SEED WARFAA
Wednesday, 09 June 2010 09:48
Barni Seed Warfaa aqalkoodu waa ka tuulada oo dhan...
faallo1.jpg INDHA SARCAAD!! W/Q: KALTOUM WADANIYA
Tuesday, 08 June 2010 08:23
Bissmilah, Akhristoow suxufinimo iskuma ogayn, qo...
faallo1.jpg DHOOF: MA WAX LOO DHIGAA JIRA?!!
Saturday, 05 June 2010 19:14
                            Â...
faallo1.jpg ISLA-HADALKA QURBAHA
Saturday, 05 June 2010 08:06
  (HAYBAD WAXAAD  KU LEEDAHAY  DHULKAAGA HOOYO...

Sports


koobka KOOBKII ADUUNKA IYO SAAMEYNTII AFRICA
Thursday, 15 July 2010 08:15
june 2010, waxaa markii ugu horeysay dalka k/afric...
kubad DEGMOOYINKA GALGALA IYO BADHAN OO CIYAAR SAXIIBTINIMO DHEX MARTAY
Thursday, 15 July 2010 08:01
Labada Degmo ee Galgala iyo Badhan oo ka kala Tirs...
priemerleague.jpg Daawo Ciyaarihii ka dhacay Horyaalka Ingiriiska
Tuesday, 01 September 2009 08:33
waxaan halka idinku soo gudbin goolashii ka dhasha...
priemerleague.jpg Horyaalka Ingiriiska iyo Natiijooyinkii Isbuucan
Monday, 31 August 2009 07:29
sidii u dhacay asbuucan horyaalka in igriiska  ma...
championsleague.jpg kooxda Chelsea oo dhulka jiiday ManU ee Galabta ka dhacday Wembley
Tuesday, 18 August 2009 08:33
Waxaa ciyaar aad u xiiso badnayd isaga horyimaadey...

Online Users

We have 29 guests online

STATISTICS

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterAll418891

Tahniyad


tahniyad1.jpg TAHNIYAD AROOS / FAHAD CALI GAANI IYO IDIL AXMED SAALAX / BOSASO
Monday, 19 July 2010 04:11
Dhamaan dadkan hoos ku xusan waxay hanbalyo ito bo...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD MEHER/ CAWED CABDI AADAN IYO LUUL SULAYMAN AXMED/ HADAAFTIMO
Tuesday, 08 June 2010 17:11
 Halkan waxaanu tahniyad meher uga diraynaa ...
tahniyad1.jpg TAHNIYAD DHALASHO/ ISMACIL MAXAMUD MAXAMED SHIRE IYO HOODO CABDI SAALAX/LIVERPOOL
Friday, 28 May 2010 08:33
Tahniyad Dhalasho Dhamaan dadkan Hoos ku qoran wax...
tahniyad1.jpg HAMBALYO MEHER/ MUDANE MURSAL MAXAMED SAALAX IYO MURWO MURWO NIMCO AXMED XASAN/KENYA
Sunday, 09 May 2010 12:24
Dhamaan dadkan Hoos ku Qoran waxay Tahniyad Meher ...
TAHNIYAD DHALASHO/SICIID C/LAAHI XUNDHUR IYO AaMINO AYAAN CISMAAN
Thursday, 06 May 2010 17:58
farxad dhalashowaxay dhamaan dadkan hoos ku xusani...

TACSI


tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM ISMACIL AXMED GAAS / CEERIGAABO
Monday, 28 June 2010 11:15
     Caaqil Cabdilaahi Ma...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED / LONDON
Wednesday, 09 June 2010 20:48
     Halkan waxanu tacsi ...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM CAAQIL C/LAAHI XAASHI CALI/LONDON
Wednesday, 26 May 2010 20:30
 Caaqil Cabdilaahi Maxamed Yuusuf Shide iyo dhama...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH MARXUUM Khaalid Suldaan OO KU GEERIYOODAY/BOSASO
Tuesday, 20 April 2010 08:37
Dhamaan dadkan oo jooga Magalada Toronto Canada W...
tacsi.jpg TACSI NAXDIN LEH / MARXUUM SAALAX MAHAD XAJI WARSAME / CEERIGAABO
Monday, 12 April 2010 07:18
Cabdi Ismaaciil Cismaan Hoori,Maryan Cumar Hoori,I...